Labo Ruux oo Caawa lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa Xaafad katirsan Degmada Xamar Wene ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen labo wiil oo dhalinaro ah oo la sheegay in ay kamid ahaayeen dadka deegaanka. Goob joogayaal ayaa ku waramay in koox biskoolado ku hubeesneyd toogteen labadan nin kadibna goobta ka baxsadeen, waxaana dilka kadib goobtaasi gaaray ciidamo … Continue reading Labo Ruux oo Caawa lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya